Soomaaliya oo heshiis la gashay shirkadaha shidaalka ee Shell iyo Exxon Mobil
Wasaaradda Macdanta iyo
Batroolka Soomaaliya ayaa heshiis ay dalka dib ugu soo laabanayaan waxay
la saxiixatay shirkadaha Shell iyo Exxon Mobil. Shirkadahan ayaa dalka
ka maqnaa ku dhawaad 30 sannadood waxaanay dalka uga baxeen xaaladihii
amni ee ka jiray.
Soomaaliya ayaa lagu tiriyaa dalalka leh
shidaalka hasayeeshee ilaa iyo haatan laguma guulaysan qodista hal ceel,
caqabadahana waxaa ka mid ah ammaanka oo liita awgii. HaWaxaa studio-yahayaga nagu soo booqday wasiir ku-xugeenka Macdanta Iyo Batroolka Soomaaliya, Maxamuud Cabdikaadir Hilaal oo u waramay Xasan Sheekh Cumar.
Waxa diyaariyey
Ustad Aweys Osman Abdi ( Romanza )
No comments:
Post a Comment