SHIINAHA OO QORSHEYNAYA IN DHUL KA MID AH DAYAXA UU KU DARSANAYO DALKIISA - C I L M I D E E Q

Waxaad ka helaysaa wararka caalamka, wararka soomaalida oo dhan, arimaha bulshada, dhacdooyinka dunida, layaabka dunida, cayaaraha, sheekooyin, taariikh, madadaalo, teknolojiyada, warbixino, cilmiga joqraafiga, sayniska, cilmibaaris, diinta, iwm .

Home Top Ad

ROMANZA

Post Top Ad

Saturday, March 4, 2023

SHIINAHA OO QORSHEYNAYA IN DHUL KA MID AH DAYAXA UU KU DARSANAYO DALKIISA

KU XIRNOW CILMIDEEQ

 

chine


Hadii aad ogaan jirtay in quwadaha aduunka ay isku dagaali jireen ama isku qabsan jireen xuduudaha baddaha iyo dhulka manta arintaasi waa lays kala tagay oo mareykanka waxa uu shaki badan ka qabaa shiinaha, isagoo mareykanka shiinaha kaga shakisan in shiinaha uu doonayo in dhul ka mid ah dayaxa in uu ku darsado wadankiisa shiinaha.



chine%203

Madaxa ama hogaamiyaha NASA walaac badan wuxuu ka muujiyay arinkan iasagoo  markaas sheegay in shiinaha uu qorsheynayo in dhul ka mid ah dayaxa uu ku darsan doono dhul weyna shiinaha, wareysi uu bixiyay madaxa hay’ada NASA bil Nelso ayaa waxa uu sheegay in isaga iyo saynisyahano kale ay qabaan fikirka ah in shiinaha uu qaadanayo qeyb ka mid ah dayaxa, sheekada cajiibka ah ayaa waxay tahay in madaxa NASA ee lagu magacaabo NELSON uu walaac badan ka muujiyay in hadii shiinaha uu tago dayaxa in shiinaha markaasi uu xiran doono isla markaana uu qabsan doono qeybo badan oo ka mid ah dhulka dayaxa oo kheyraad badan ay dhex ceegaagaan, taasina ay dhibaato kale ku keeni karto mareykanka iyo dalalka kale oo markaasi iyagana doonayey in qeybo badan oo dayaxa ka mid ah ay degaan, wuxuuna sii leeyahay sarkaalkan waxa uuna aaminsan yahay in shiinaha uu xumaan badan uu ku sameyn karo dayaxa dushiisa, taasina waxay keeni doontaa isku dhacyo badan oo xaga hawada sare ah walaaca ugu badan ayaa waxa uu yimid kadib markii sadex nin oo cirbixiyeeno ah oo u dhashay dalkaas shiinaha u dhashay mudo lix bilood ah ay ku maqnaayeen dayaxa dushiisa kuwaas oo qeyb ka ahaa furitaanka xarunta cusub ee shiinuhu doonayo in uu ka furto dayaxa dushiisa, mareykanka ayaa wuxuu shakiga ugu badan  ka qabaa in shiinaha uu qorsheynayo in dhul badan oo ka mid ah dayaxa oo kheyraad badan ay dhex ceegaagaan  uu qabsado waa sida uu sheegayo madaxa NASA Bil Nelson uu leeyahay kadibna uu shiinuhu u diido mareykanka iyo dalalka kale in ay soo caga dhigtaan, taasina waxay sabab u noqoneysaa in isku dhacyo xaga hawada sare ah ay dhacaan oo dagaal xaga hawada sare ah uu bilowdo sanadaha soo socda madaxa NASA ayaa wareysi waxa uu siiyaey wargeyska lagu magacaabo POLITICO sheegey in shiinaha uu qorsheynayo dhawaan in dayaxa dushiisa uu tegayo uuna qeybo badan uu dayaxa ka mid ah uu ku darsanayo dhulweynihiisa shiinaha taasina ay keento shiinaha uu u diido mareykanka iyo dalalka kale ee dunida in dayaxa dushiisa ay soo dagaan.

WAXAA IDIIN DIYAARIYAY Al Ustad/ Eng. Aweys Osman Abdi


Post Top Ad